HomeWararBoqolaal Tahriibayaal oo maanta la soo badbaadiyey oo gaaray Talyaaniga.

Boqolaal Tahriibayaal oo maanta la soo badbaadiyey oo gaaray Talyaaniga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ku-dhawaad 700 Tahriibayaal ayaa maanta si nabad ah ku gaaray Dekedda magaalladda Augusta ee Jesiirdda Sicilia ee dalka Talyaaniga. Tahriibayaasha ayaa la sheegay in laga soo badbaadiyey Badda Mediterranean Sea, iyagoo ku safray dooni aan ammaan ahayn. Maraakiib laga leeyahay dalalka Talyaaniga iyo Spain ayaa la sheegay inay soo daad-gureeyeen Tahriibayaashaasi, iyagoo ugu dambeyntii geeyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhawaad 700 Tahriibayaal ayaa maanta si nabad ah ku gaaray Dekedda magaalladda Augusta ee Jesiirdda Sicilia ee dalka Talyaaniga.

Tahriibayaasha ayaa la sheegay in laga soo badbaadiyey Badda Mediterranean Sea, iyagoo ku safray dooni aan ammaan ahayn.

- Advertisement -

Maraakiib laga leeyahay dalalka Talyaaniga iyo Spain ayaa la sheegay inay soo daad-gureeyeen Tahriibayaashaasi, iyagoo ugu dambeyntii geeyey Jesiiradda Sicilia.

Maalintii Sabtiga ee la soo dhaafay, Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga waxay sheegeen inay in ka badan 2,200 Tahriibayaal ka soo badbaadiyeen Badda, kuwaasi oo doonayey inay soo gaaraan Xeebaha Talyaaniga.

10 mayd ayaa laga dhex helay Doonyahaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda Muhaajiriinta Caalamka ee IOM ayaa sheegtay inay 4,220 Tahriibayaal sannadkan ku geeriyoodeen Badda Mediterranean-ka.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts