HomeWarar(Akhriso): Imaaraadka oo soo dhaweysay Heshiiskii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.

(Akhriso): Imaaraadka oo soo dhaweysay Heshiiskii Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Imaaaraadka (WAM) waxay Dowladda dalkaasi soo dhaweysay Heshiiska ay  Madaxweynayaasha Dowlad-gobaleedyadda Galmudug iyo Puntland ka gaareen Dagaalladii ka socday Gaalkacyo. Labadaasi Hoggaamiye waxay wada-xaajood kadib isku waafeen Heshiis Nabadeed, oo ay qoddobadiisa ka mid yihiin: Xabbad-joojin Degdeg ah, In la sameeyo Guddi Wada-xaajood oo Isku-dhaf ah, kana shaqeeya sidii Xal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Imaaaraadka (WAM) waxay Dowladda dalkaasi soo dhaweysay Heshiiska ay  Madaxweynayaasha Dowlad-gobaleedyadda Galmudug iyo Puntland ka gaareen Dagaalladii ka socday Gaalkacyo.

Labadaasi Hoggaamiye waxay wada-xaajood kadib isku waafeen Heshiis Nabadeed, oo ay qoddobadiisa ka mid yihiin:

- Advertisement -
  1. Xabbad-joojin Degdeg ah,
  2. In la sameeyo Guddi Wada-xaajood oo Isku-dhaf ah, kana shaqeeya sidii Xal Waara looga gaari lahaa Colaadda Gaalkacyo.

uaeDhinaca kale, Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa waxay dalkeeda ku casuuntay, isla markaana ay Kulamo Khaas ah la yeesheen Ra’isul-wasaaraha Dowladda Federalka iyo  Madaxweynayaasha Maamul-gobaleedyadda Galmudug, Puntland, K/Galbeed, Jubbaland iyo HirShabelle.

Kulanka Dowladda Imaaraadka Carabta iyo Hoggaamiyayaasha Soomaalida ayaan si rasmi ah loo shaacinin, waxaana soo baxayo Tuhuno Siyaasadeed, iyadoo ay Kulamadaasi ku soo beegmeen xilli lagu guda-jiro Ololaha Doorashadda Madaxtinimadda Somalia oo dhici doonta bishan November 30-da.

galmudug-iyo-puntland

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts