HomeWararXarakadda Alshabaab oo Kontameeyo Askar Kenyan ku dishay gudaha Somalia ...

Xarakadda Alshabaab oo Kontameeyo Askar Kenyan ku dishay gudaha Somalia .

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saldhigga Ciiddanka Badda ee magaalladda Mombasa ayaa shalay lagu qabtay munaasbad lagu xusuusanayey 56 Askari oo Kenya oo xilliyadii u dambeeyey lagu dilay gudaha dalka Somalia. Munaasabadaasi waxaa kaloo lagu weynayey 5-guuradii ka soo wareegtay markii ay Ciiddanka Kenya gudaha u soo galeen dalka Somalia bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii. Haweeneyda Wasiirka Difaaca Kenya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saldhigga Ciiddanka Badda ee magaalladda Mombasa ayaa shalay lagu qabtay munaasbad lagu xusuusanayey 56 Askari oo Kenya oo xilliyadii u dambeeyey lagu dilay gudaha dalka Somalia.

Munaasabadaasi waxaa kaloo lagu weynayey 5-guuradii ka soo wareegtay markii ay Ciiddanka Kenya gudaha u soo galeen dalka Somalia bishii October 16-dii ee sannadkii 2011-kii.

- Advertisement -

Haweeneyda Wasiirka Difaaca Kenya, Raychelle Omamo ayaa sheegtay in guul laga gaaray Hawlgalka Milliteriga ee ay Askarta Kenya ka wadaan gudaha Somalia oo loogu magac daray Operation Linda Nchi.

omamoWaxay intaasi ku dartay insyan Ciiddanka Kenya ka soo bixi doonin Somalia ilaa laga dhamaynayo waxa ay ugu yeertay Cabsida ku soo fool leh Kenya.

“Ilaa Lix kun oo Askar Kenyan ayaa ka hawlgala dalalka Somalia iyo South Sudan”ayey tiri Haweeneyda Wasiirka Difaaca Kenya, Raychelle Omamo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Taliyaha Ciiddanka Kenya, General Samson Mwathethe ayaa  sheegay inay Ciiddamo dheeraad ah geyn doonaaqn Xuduuka Kenya la wadaagto Somalia.

Waxa uu farta ku fiiqay inay Ciiddankaasi sugi doonaa Ammaanka inta u dhexeysa magaallooyinka Mandera iyo Lamu, iyadoo la sameynayo Jid-gooyooyin lagu baarayo Gaadiidka, iyo in loogu hortago Weeraradda Alshabaab iyo Daacish ka geystaan gudaha Kenya, waa sida uu hadalka u yiri.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts