HomeWararMadaxweyne Obama oo La-taliyayaashiisa kala hadlay Dagaalka Daacish iyo Syria.

Madaxweyne Obama oo La-taliyayaashiisa kala hadlay Dagaalka Daacish iyo Syria.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga taliyo dalkaasi ayaa sheegay inuu Madaxweyne Barack Obama la kulmay Guddiga Ammaanka Qaranka, waxayna isla eegeen Tallaabadda Milliteri iyo qorshaha kale ee laga qaadi karo Syria, iyadoo ay Diyaaradaha Dagaalka Syria iyo Raashiya weli sii wadaan Duqeymaha ay ku hayaan Bariga magaalladda Aleppo. Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Aqalka Cad ee looga taliyo dalkaasi ayaa sheegay inuu Madaxweyne Barack Obama la kulmay Guddiga Ammaanka Qaranka, waxayna isla eegeen Tallaabadda Milliteri iyo qorshaha kale ee laga qaadi karo Syria, iyadoo ay Diyaaradaha Dagaalka Syria iyo Raashiya weli sii wadaan Duqeymaha ay ku hayaan Bariga magaalladda Aleppo.

Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay inuuMadaxweyne Obama go’aansanin inuu amar ku bixiyo in la duqeeyo Bar-tilmaameedyadda Milliteriga Dowladda Syria.

- Advertisement -

Madaxweyne Obama waxa uu La-taliyayaashiisa si toos ah u sii wadaan Wada-xaajoodka ay la leeyihiin Dowladaha muhiimka si xal Diplomasi loogu dhameeyo Dagaalka Sokeeye ee Syria.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts