HomeWararBoliska Kenya oo sii daayey Muwaadin British iyo haween asalkoodu Somali yahay...

Boliska Kenya oo sii daayey Muwaadin British iyo haween asalkoodu Somali yahay oo lala xiriirinayey Alshabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sida uu qoray Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxaa la sii daayey 3 qof oo ay Boliska Kenya ku tuhunsan yihiin inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab, isla markaana ay dad u qorayeen, waa sida ay Boliska shaaciyeen. Saddexdaas qof oo la sii daayey ayaa kala ah: Muwaadin British oo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida uu qoray Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxaa la sii daayey 3 qof oo ay Boliska Kenya ku tuhunsan yihiin inay xiriir la leeyihiin Xarakadda Alshabaab, isla markaana ay dad u qorayeen, waa sida ay Boliska shaaciyeen.

Saddexdaas qof oo la sii daayey ayaa kala ah: Muwaadin British oo lagu magacaabo Tom James, Yaasmiin Shiikh oo ah Somali haysata dhalashadda dalka Denmark iyo Zamzam Xuseen oo Kenyan ah.

- Advertisement -

Dadkaasi la sii daayey ayaa waxaa laga reebay Mobayladooda iyo Laptopyadda, si ay Waaxda Dembi-baarista Boliska Kenya ugu sameeeyaan Baaritaano kale.

Sii-daysmadooda ayaa ku soo beegantay, kadib, markii ay Dowladda Britian ka codsatay Dowladda Kenya inay sharaxaad ka bixiyaan sababaha loo xiray Muwaadinka Britishka, Tom Jones iyo gabdho ay saaxiibo yihiin.

guriga-tom-jones

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts