HomeWararRaashiya oo Diyaarado Dagaal oo dheeraad ah u dirayso Syria.

Raashiya oo Diyaarado Dagaal oo dheeraad ah u dirayso Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wargeys ka soo baxa magaalladda Mosko ayaa qoray in diyaarado badan loo dirayo Syria, si ay  xoojiyaan Hawlgalka duqeynta ee lagu hayo Kooxaha ku kacsan Dowladda Syria. Dagaallo ayey weli socda oo ay Ciiddamadda Syria ku doonayaan inay ku qabsadaan Bariga magaalladda Aleepo oo ay Kooxaha Mucaaradka haystaan. Tallaabadaasi ayaa ku soo beegantay iyadoo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeys ka soo baxa magaalladda Mosko ayaa qoray in diyaarado badan loo dirayo Syria, si ay  xoojiyaan Hawlgalka duqeynta ee lagu hayo Kooxaha ku kacsan Dowladda Syria.

Dagaallo ayey weli socda oo ay Ciiddamadda Syria ku doonayaan inay ku qabsadaan Bariga magaalladda Aleepo oo ay Kooxaha Mucaaradka haystaan.

- Advertisement -

Tallaabadaasi ayaa ku soo beegantay iyadoo ay Dowladda Maraykanka sheegtay in dadaalka Diplomaasiyadeed haatan ku jirto xaallad naf-celin ah.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kerry iyo dhigiisa Raashiya, Sergei Lavrov waxay maalintii 3-aad ku wada hadleen Telefoonka, si loogu caga-dhigo Xiisadda Syria.

Diplomaasi Raashiyaan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ka fekeraan qaababka kale oo lagu caadiyeynayo Xaalladda Aleppo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts