HomeWararGanacsade xalay lagu dilay Beled-weyne.

Ganacsade xalay lagu dilay Beled-weyne.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay xalay Nin Ganacsade ah ku dileen Bartamaha magaalladda Beled-weyne, kuna dhaawaceen Wiilkiisa. Ganacsadaha la dilay waxaa magaciisa lagu sheegay Daahir Mahadale, mana cadda sababaha isaga loo dilay, loona dhaawacay Wiilkiisa. Ciiddanka Ammaanka ee Beled-weyne ayaa bilaabay Baaritaan lagu soo qabanayo Kooxihii geystay falkaasi oo la sheegay inay goobta ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay xalay Nin Ganacsade ah ku dileen Bartamaha magaalladda Beled-weyne, kuna dhaawaceen Wiilkiisa.

Ganacsadaha la dilay waxaa magaciisa lagu sheegay Daahir Mahadale, mana cadda sababaha isaga loo dilay, loona dhaawacay Wiilkiisa.

- Advertisement -

Ciiddanka Ammaanka ee Beled-weyne ayaa bilaabay Baaritaan lagu soo qabanayo Kooxihii geystay falkaasi oo la sheegay inay goobta ka baxsadeen, isla markii ay Toogashadda geysteen.

Marxumka la dilay ayaa ka mid ahaa Ganacsatada ugu caansan ee mehradaha Ganacsiga ku leh magaalladda Beled-weyne iyo guud ahaan Gobalka Hiiraan.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts