HomeWararHaween Somali lala xiriirinayo Gabdhihii geystay Weerarkii Mombasa oo la amray in...

Haween Somali lala xiriirinayo Gabdhihii geystay Weerarkii Mombasa oo la amray in 20-cisho lagu sii hayo Xabsiga.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Deegaanka Shanzu ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa shalay la soo taagay 3 Haween Somali lagu eedeynayo inay gabbaad siiyeen haweeney lagu magacaabo Tasmin Yakub oo ka mid ahayd saddexdii gabdhood ee lagu dilay Weerarkii ay bishan September 11-dii ku qaadeen Saldhigga Dhexe Boliska ee magaalladda Mombasa. Maxkamaddu waxay amartay in Haweenkaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Deegaanka Shanzu ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya ayaa shalay la soo taagay 3 Haween Somali lagu eedeynayo inay gabbaad siiyeen haweeney lagu magacaabo Tasmin Yakub oo ka mid ahayd saddexdii gabdhood ee lagu dilay Weerarkii ay bishan September 11-dii ku qaadeen Saldhigga Dhexe Boliska ee magaalladda Mombasa.

Maxkamaddu waxay amartay in Haweenkaasi oo lagu kala magacaabo Naciima Maxamed Axmed, Saciida Cali Xaaji iyo Shukri Cali Xaaji lagu sii hayo Xabsiga Mombasa tan iyo bisha soo socota ee October 18-da.

- Advertisement -

Garsooraha Maxkamadda, Emmanuel Matunga ayaa sheegay inay Boliska codsadeen in la siiyo waqti dheeraad ah oo ay ku baaraan kiiska loo haysto Haweenkaasi oo ay ku jirto Haweeney Dhagool ah.

Haweenkaai ayaa la filayaa in bisha soo soocta ee October 18-da mar kale la soo taago Maxkamadda.

mombasa

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts