HomeWarar(SAWIRO): Musharax Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed Oo Soo Gaaray Muqdisho

(SAWIRO): Musharax Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed Oo Soo Gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wafi balaaran oo uu hogaaminayo musharax madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. dad isugu jira masuuliyiin, odayaal, haween iyo caruur ayaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxweynihii dowladii KMG ee shariif sheikh Axmed. Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa la warinayaa in ay la socdaan labo la-taliye oo u dhashay dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafi balaaran oo uu hogaaminayo musharax madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa soo gaaray magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

dad isugu jira masuuliyiin, odayaal, haween iyo caruur ayaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxweynihii dowladii KMG ee shariif sheikh Axmed.

- Advertisement -

Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa la warinayaa in ay la socdaan labo la-taliye oo u dhashay dalka Suudaan.

Waa Markii ugu horeysa oo Sheikh Shariif Sheikh Axmed uu soo gaaro Muqdisho mudo Afar sano kadib.

 

- Advertisement -

shariif-2222

soo-dhoweyn1

shariif1

soo-dhoweyn111

soo-dhoweyn11

diyaar-garow

soo-dhoweynos

shariif2

shariif1

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts