HomeWararMadaxweynaha Dowladda Federalka oo sheegay in Rajo Wanaagsan laga qabo Dacwadda Maxkamadda...

Madaxweynaha Dowladda Federalka oo sheegay in Rajo Wanaagsan laga qabo Dacwadda Maxkamadda ICJ.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu markii Labaad Bartiisa Facebook soo dhigay Farriin Cod oo ku saabsan Dacwadda Badda ee u dhexeysa Somalia iyo Kenya, wuxuuna ka hadlay Mowqifka Dowladda Federalka ee ku aadan arrintaasi. Waxa uu  tilmaamay inay Somalia u doodayso Xuquuqdeeda ku aadan Milkiyadda Xuduud-baddeedka ee ay Dowladda Kenya sheeganayso, wuxuuna  rajo wanaagsan […]

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu markii Labaad Bartiisa Facebook soo dhigay Farriin Cod oo ku saabsan Dacwadda Badda ee u dhexeysa Somalia iyo Kenya, wuxuuna ka hadlay Mowqifka Dowladda Federalka ee ku aadan arrintaasi.

Waxa uu  tilmaamay inay Somalia u doodayso Xuquuqdeeda ku aadan Milkiyadda Xuduud-baddeedka ee ay Dowladda Kenya sheeganayso, wuxuuna  rajo wanaagsan ka bixiyey inay Somalia ku guuleysan doonto Dacwada la xiriirta Milkiyadda Xuduud-baddeedka ay Kenya sheeganayso.

- Advertisement -

“Somalia  marnaba ma gar-darna, waxay raadinaysaa Xaqa ka maqan, iyadoo la raacayo Sharuucda Caalamka” ayuu yiri Madaxweynaha oo hoosta ka xariiqay inay Somalia iyo Kenya yihiin dalal deris ah oo wada saxiixay Go’aankii Caalamiga ee lagu dhisay Maxkamadda Garsoorka ee Caalamiga (ICG).

Madaxweynaha waxa uu Farriinta uu soo dhigay Bartiisa Facebook  uga mahad celiyey Shacabka Soomaalida Mowqif ka Mideysan ay iska taagan Qaddiyadda Dacwadda Muranka Badda, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Isku duubnidaasi horseedi doonto in ay Somalia u soo laaban doonto Xuquuqaha ka maqan.

Dhinaca kale, Maxkamadda Garsoorka Caalamiga (ICJ) ee magaalladda Hague ee dalka Holland ayaa la filayaa inay maalinta Jimcaha ee soo socota soo gebagebayso Dhegeysiga Gar-naqsiga Ergooyinka Somalia iyo Kenya ee dacwadda la xiriirta Muranka Xuduud-baddeedka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories