HomeWararMaxkamadda ICJ oo berrito bilaabayso dhegeysiga Dacwadda Xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya.

Maxkamadda ICJ oo berrito bilaabayso dhegeysiga Dacwadda Xuduud-baddeedka Somalia iyo Kenya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida uu Jadwalku yahay Maxkamadda Garsoorka ee Caalamka (The International Court of Justice (ICJ) oo ku taalla magaalladda Hague ee dalka Holland ayaa berri oo Isniin ah dhegeysan doonta Muranka Xuduud-baddeedka Badweynta Hindiya ee ay Labada Waddan wadaagaan, kaasi oo lagu madalsanaa in lagu kala baxo Maxkamadda ICJ. Dowladda Kenya ayaa la filayaa inay doodad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida uu Jadwalku yahay Maxkamadda Garsoorka ee Caalamka (The International Court of Justice (ICJ) oo ku taalla magaalladda Hague ee dalka Holland ayaa berri oo Isniin ah dhegeysan doonta Muranka Xuduud-baddeedka Badweynta Hindiya ee ay Labada Waddan wadaagaan, kaasi oo lagu madalsanaa in lagu kala baxo Maxkamadda ICJ.

Dowladda Kenya ayaa la filayaa inay doodad dacwadaasi ka jeedin doonto Fadhiyadda ay Maxkamaddu yeelan doonto maalmaha Isniinta iyo Khamiista ee isbuucan, iyadoo ay Dowladda Somalia la qorsheynayo inay maalmaha Talaadada iyo Jimcaha soo gudbiyaan Markhaatimuujinta Milkiyadda Xuduud-baddeedka la isku haysto oo dhererkiisu dhan yahay 100,0000 oo KM oo isku wareeg ah.

- Advertisement -

Xeer-beegtida Maxkamadda Caalamiga ee ICJ, waxay laga bilaabo bishan September 19-da ilaa 23-da ee sannadkan 201-ka waxay garwaaqsan doonaan muranka Kiiskaasi.

Dowladda Somalia waxay Maxkamadda ICJ u gudbisay bishii August 28-dii ee sannadkii 2014-kii dacwad ka dhan ah Kenya iyo in dib loo calaamadeeyo Xuduud-baddeedka Saddex Geesoodka ah, iyadoo Calaamadaynta la waafajinayo Xuduudka Berriga ee ay labada Waddan wadaagaan.

Dhinaca kale, Qareeno Caalami oo u kala dhalatay Maraykanka iyo Faransiiska ayaa uga wakiil ah Dowladda Somalia dacwadaasio, halka Kenyana ay wadato Qareeno Kenyan, Maraykan iyo Britian.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts