HomeWararDowladaha Somalia iyo Kenya oo Beesha Caalamka ka codsatay inay taageero ka...

Dowladaha Somalia iyo Kenya oo Beesha Caalamka ka codsatay inay taageero ka geystaan Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Inkastoo ay Labada Dowladood ku kala qeybsan yihiibn Arrimaha Qaxootiga ayaa waxay haddana si wadajir ah u soo saareen War Murtiyeed ay kaga soo horjeedaan Warbixintii Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ku sheegen inay Dowladda Kenya si khasab ah ku celinayso Qaxootiga Soomaalida. War-murtiyeedka ayaa lagu xusay inay Labada Dowladood ka codsadeen Deeq-bixiyayaasha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inkastoo ay Labada Dowladood ku kala qeybsan yihiibn Arrimaha Qaxootiga ayaa waxay haddana si wadajir ah u soo saareen War Murtiyeed ay kaga soo horjeedaan Warbixintii Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ku sheegen inay Dowladda Kenya si khasab ah ku celinayso Qaxootiga Soomaalida.

War-murtiyeedka ayaa lagu xusay inay Labada Dowladood ka codsadeen Deeq-bixiyayaasha Caalamka inay taageero ka geystaan hawlaha dib loogu celinayo Qaxootiga Soomaalida ku jira Xerada Dhadhaab ee W/bari Kenya.

- Advertisement -

Deeq-bixiiyayaasha waxaa si gaar ah looga codsaday inay taageero ka geystaan Adeegyadd Asaasiga, sida Guriyeynta, Waxbarashadda iyo Caafimaadka.

War-murtiyeedka Dowladaha Somalia iyo Kenya ayaa la saxiixay, kadib, markii ay Wakiilo ka kala socday Labada Dowladood iyo Hay’adda  UNHCR Khamiistii hore kulan ku yeesheen magaalladda Nairobi.

Dhinaca kale, War Murtiyeed ayaa lagu sheegay inay Dowladda Kenya dib u celisay Qaxooti tiradoodu dhan tahay 13,604 oo qof.

- Advertisement -

©Radio Dalsan                            

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts