HomeWarar(SAWIRO): Ugu yaraan 29 qof oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay Maraykanka.

(SAWIRO): Ugu yaraan 29 qof oo ku dhaawacantay qarax ka dhacay Maraykanka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Duqa magaalladda New York, Bill de Blasio ayaa sheegay inuu qaraxaasi ka dhacay Xaafadad Chelsaa oo ku dhow Manhantan ee magaalladad New York. Waxa uu sheegay in qaraxii ka dhacay Chelsea ahaa mid la soo qorsheeyey, inkastoo aan lala xiriiri Karin Fal Argagixiso. Duqa magaalladda New York waxa uu intaasi ku daray inaysan jirin caddaymo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa magaalladda New York, Bill de Blasio ayaa sheegay inuu qaraxaasi ka dhacay Xaafadad Chelsaa oo ku dhow Manhantan ee magaalladad New York.

Waxa uu sheegay in qaraxii ka dhacay Chelsea ahaa mid la soo qorsheeyey, inkastoo aan lala xiriiri Karin Fal Argagixiso.

- Advertisement -

Duqa magaalladda New York waxa uu intaasi ku daray inaysan jirin caddaymo muujinaya khatar ku soo fool leh New York.

Shilkaasi ayaa yimid dhowr saacadood kadib, markii uu Qarax kale shalay subax ka dhacay Xeebta magaalladda New Jersey.

Dhinaca kale, Madaxweyne Obama ayaa lagu wargeliyey Faahfaahinta  qaraxa ka dhacay New York.

- Advertisement -

new-yor-mayor

New York City police and firefighters stand near the site of an explosion in the Chelsea neighborhood of Manhattan, New York, U.S. September 17, 2016. REUTERS/Rashid Umar Abbasi
i

Onlookers stand behind a police cordon near the site of an explosion in the Chelsea neighborhood of Manhattan, New York, U.S. September 17, 2016. REUTERS/Rashid Umar Abbasi

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts