HomeWararNinkii gubay Masjid ku yaallo Gobalka Florida ee dalka Maraykanka oo la...

Ninkii gubay Masjid ku yaallo Gobalka Florida ee dalka Maraykanka oo la soo qabtay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hadal ka soo baxay Baarayaasha Boliska ayaa sheegay inay shalay qabteen Nin lala xiriirinayo inuu dab qabasiiyey Masjid ku yaalla Gobalka Florida, isla markaana uu qoraalo Islaam-nacayb ah ku faafiyey Warbaahinta ay Bulshadda ku wada xiriiraan. Ninkaasi oo lagu magacaabo JoseSheriber oo 32 jir ayaa muteysan kara Xabsi 30 sanno, haddii lagu caddeeyo dabka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Baarayaasha Boliska ayaa sheegay inay shalay qabteen Nin lala xiriirinayo inuu dab qabasiiyey Masjid ku yaalla Gobalka Florida, isla markaana uu qoraalo Islaam-nacayb ah ku faafiyey Warbaahinta ay Bulshadda ku wada xiriiraan.

Ninkaasi oo lagu magacaabo JoseSheriber oo 32 jir ayaa muteysan kara Xabsi 30 sanno, haddii lagu caddeeyo dabka uu ku weeraray Masjiska maalintii Isniinta ee la soo dhaafay oo ku beegnayd maalintii ugu horreysay ee Dabaaldegga Munaasabadda Ciiddul Adxaha.

- Advertisement -

Boliska waxay sheegeen inay ninkaasi shalay qabteen, kadib, markii ay Boliska gacan ka heleen dadka Deegaanka oo u far muuqay Ninkaasi oo dhex lugeynayey meel aan ka fogeyn Masjidka uu weeraray.

Dhinaca kale, Boliska New York ayaa  baaraya Fal Islaam-nacayb ah oo Haweeney Muslimad oo dab la qabadsiiyey.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay badbadaaday Haweeneydaasi oo lagu weeraray iyadoo ka dukaamaysanayso goobaha ganacsiga ee ku yaalla bartamaha Manhattan ee magaalladda New York.

- Advertisement -

Boliska waxay sheegeen inaysan Weerarkaasi u arkin mid ku dhisan Islaam Nacayb, iyadoo kooxda weerarka geystay u hanjabeen 3 haween oo aan wadanin Labiska Haweenka Muslimiinta.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts