HomeWararDhegeyso: Madixii Waxbarashada Al Shabab ee Baay iyo Bakool oo Dowladda...

Dhegeyso: Madixii Waxbarashada Al Shabab ee Baay iyo Bakool oo Dowladda isku-soo dhiibay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa warbaahinta usoo bandhigtay sarkaal magaciisa ku sheegay Ibraahim Adan Ibraaim, kasoo sheegay in uu ahaa Madixii waxbarashada Al Shabab ee Gobolada Baay iyo Bakool. “Laga bilaabo Caawa Waxaan cadaynayaa inaan isaga baxay Al-Shabaab, go’aankaan waxaa qaatay labo sano ka hor, waliba aniga oo ka faa’iidaysanaya balanqaadkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, ayaa warbaahinta usoo bandhigtay sarkaal magaciisa ku sheegay Ibraahim Adan Ibraaim, kasoo sheegay in uu ahaa Madixii waxbarashada Al Shabab ee Gobolada Baay iyo Bakool.

“Laga bilaabo Caawa Waxaan cadaynayaa inaan isaga baxay Al-Shabaab, go’aankaan waxaa qaatay labo sano ka hor, waliba aniga oo ka faa’iidaysanaya balanqaadkii madaxweynaha ee ku aadanaa in qofkii ka soo laabta Al-Shabaab la cafinayo.” Sidaasi waxaa yiri Ibraahim Adan

- Advertisement -

Sarkaalkaan ayaa Al-Shabaab wuxuuna ku magacownaa Madaxa waxbarashada ee gobalada Baay iyo Bakool.

Halkaan ka dhegeyso codka Sarkaalka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts