HomeWararDeg-Deg: Guri soo dumay oo dad ku dilay Magaalada Maqdishu

Deg-Deg: Guri soo dumay oo dad ku dilay Magaalada Maqdishu

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guri ku yaala Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir, ayaa caawa lasoo sheegayaa in uu soo dumay, sida dadka gurmadka ahaa ay u sheegeen idaacadda dalsan. Ugu yaan hal ruux ayaa geeryooday, waxaana la soo sheegaa in dhismaha wali laga hoos baarayo dad ku hoos jira oo tira badan ah. Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

- Advertisement -
- Advertisement -

Guri ku yaala Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir, ayaa caawa lasoo sheegayaa in uu soo dumay, sida dadka gurmadka ahaa ay u sheegeen idaacadda dalsan.

Ugu yaan hal ruux ayaa geeryooday, waxaana la soo sheegaa in dhismaha wali laga hoos baarayo dad ku hoos jira oo tira badan ah.

- Advertisement -

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts