HomeWararDhegeyso: Warbixin ku saabdan weerarkii xalay lagu qaaday maqaayada Banaadir Beach ee...

Dhegeyso: Warbixin ku saabdan weerarkii xalay lagu qaaday maqaayada Banaadir Beach ee Muqdishu

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

In kabadan 10 ruux ayaa geeryootay halkan tira intaasi kadbana ay ku dhaawacmeen, kadib weerar ay Al Shabab xalay ay ku qaadeen Baarka Banaadir Beach ee ku yaala degmada Cabda’aziis ee Gobolka Banaadir. Werarka waxa uu ku bilaawday Qarax gaari, kadib waxaa xigay Rasaas, iyadoona saddex ruux oo hubeysan ay gudaha u-galeen baarka. Caasho xasan, […]

- Advertisement -

In kabadan 10 ruux ayaa geeryootay halkan tira intaasi kadbana ay ku dhaawacmeen, kadib weerar ay Al Shabab xalay ay ku qaadeen Baarka Banaadir Beach ee ku yaala degmada Cabda’aziis ee Gobolka Banaadir.

Werarka waxa uu ku bilaawday Qarax gaari, kadib waxaa xigay Rasaas, iyadoona saddex ruux oo hubeysan ay gudaha u-galeen baarka.

- Advertisement -

Caasho xasan, dhawaan ayeey dalka dib ugu soo laabatay  waxa ay dooneesay in ay gasho mid kamid ah Hoteelada kuyaala xeebta liido, waxaa ay idaacadda Dalsan ay u sheegatay in gaariga is-qarxiyay uu u dhawaa gaarigii ay wadatay.

Mid kamid ah Shaqalaha Baarka Banaadir beach ayaa maanta waxaa uu wariyaha Idaacadda Dalsan Saleemaan Xaaji Axmed raage uu kula kulmay, halkii uu qaraxa uu ka dhacay, waxaana uu sheegay in qaraxa ay dad badan ku geeryoodeen, inkastoo dowladda aysan faafaahin dadka ku dhaawacmay.

Afayeenka Wasaarada Ammniga Gudaha C/kamail Macalin Shukri, ayaa sheegay in ay xoojin doonaan ammaanka magaaladda Mogadisho.

- Advertisement -

Dhinaca kale Taliska Nabad Sugida C/llahi gaafoow, ayaa wariyaasha u sheegay in ay ka war hayeen werarkii xalay lagu qaaday baarlkaas Banaadir beach.

Warbixintaan: Waxaa Qoray oo soo jeedinaya Saleemaan Xaaji Amed Raage.

Halkaan ka dhegeyso:

20160826_071637 20160826_071505 20160826_071456 20160826_071450 20160826_071353 20160826_070335 20160826_070420 20160826_071125 20160826_071338 20160826_071349

Latest stories