HomeWararGuddoomiyaha Degmada Baardheere iyo madaxa Amniga oo Qarax ku dhaawacmay xalay

Guddoomiyaha Degmada Baardheere iyo madaxa Amniga oo Qarax ku dhaawacmay xalay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ku-dhowaad 11 ruux ayaa ku geeriyootay weerar bambaano oo xalay lagu weeraray magaalada Baardheere, ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyihii degmadaas Caddow Nuur Xasan iyo Madaxii Amniga. Maamulka ammniga ayaa sheegay in weerarka ay ka dambeeyeen Xarakada Al Shaba bee soomaaliya, waxaana ay ciidamada ay ka bilaabeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhowaad 11 ruux ayaa ku geeriyootay weerar bambaano oo xalay lagu weeraray magaalada Baardheere, ee gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyihii degmadaas Caddow Nuur Xasan iyo Madaxii Amniga.

- Advertisement -

Maamulka ammniga ayaa sheegay in weerarka ay ka dambeeyeen Xarakada Al Shaba bee soomaaliya, waxaana ay ciidamada ay ka bilaabeen magaaladd baaritaano xoogan oo ay ku ogaanayaa dadkii ka dambeeyay weerarka.

Dad raid ah ayaa la sheegay in dhaawacyo ka soo gaareen qaraxa bambaano oo ka dhacay suuq ku yaala degmada Baardheere.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts