HomeWararRa’iisul Wasaare Cumar oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Cali Samatar.

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Cali Samatar.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday dalka Mareykanka, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Marxuumka. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ku sifeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday dalka Mareykanka, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Marxuumka.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ku sifeeyay S/guud Cali Samatar nin ku suntanaa Waddaniyadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa hoggaamiyaashii iyo saraakiishii doorka weyn ka qaatay dhismaha Ciidanka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

“Qof kasta waa uu dhimanayaa, geeriduna waa xaq, anigoo ku hadlaya magacayga kan Xukuumadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan Allah uga baryeynaa in uu naxariistiisa ka waraabiyo Marxuum Maxamed Cali Samatar oo xilal kala duwan ka soo qabtay dawladihii hore ee dalka soo maray isla markaana qeyb libaax kasoo qaatay dhismaha iyo qalabeynta ciidanka Xoogga dalka .” Ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid.

—-DHAMMAAD—-

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts