HomeWararBaarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kulan ku leh Magaalada Muqdishu

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kulan ku leh Magaalada Muqdishu

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah, waxaa ay kulan ku leeyihiin magaaladda Mogadisu, waxaana ay ka hadli doonaan Arrimo dhowr ah. Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa Radio Dalsan u sheegay in manta kulanka ay ku leeyihiin Xarunta Golaha Shacabka, sidii loo habeyn lahaa Shaqooyinka ay qabanayaan Baarlamaanka soo socda ee badalaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah, waxaa ay kulan ku leeyihiin magaaladda Mogadisu, waxaana ay ka hadli doonaan Arrimo dhowr ah.

Habdhowraha Baarlamaanka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud ayaa Radio Dalsan u sheegay in manta kulanka ay ku leeyihiin Xarunta Golaha Shacabka, sidii loo habeyn lahaa Shaqooyinka ay qabanayaan Baarlamaanka soo socda ee badalaya midka hadda jira.

- Advertisement -

Sidoo kale maanta waxaa ay beegantahay Afar Sano guuradii kasoo wareegatay markii Baarlamaanka Soomaaliya loo dhaariyay in ay noqdaan Sharci dejiyaasha Soomaaliya.

Halkaan ka dhegeyso

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts