HomeWararDeg Deg:- Ciidanka Dowlada Soomaaliya Oo Xiray Idaacada Shabelle

Deg Deg:- Ciidanka Dowlada Soomaaliya Oo Xiray Idaacada Shabelle

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa caawa Albaabada ulaabay idaacadda Shabelle ee Magaaladda Mogadishu.

Afhayeenka Wasaarada Ammniga ee xukuumada Soomaaliya Cabdikaamil Yuusuf, ayaa wariyaasha u sheegay in Ciidan ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda Soomaaliya ay Albaabada iskugu dhufteen Idaacada islamarkaana ay wateen Wariyaal ka tirsan Idaacadda.

- Advertisement -

Lama oga sababta loo xiray Radio Shabelle.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories