HomeWararDeg Deg:- Qarax caawa ka dhacay Suuqa ku yaala Muqdisho

Deg Deg:- Qarax caawa ka dhacay Suuqa ku yaala Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Nawaaxiga isgooyska Siinaay, ee Degmooyinka Warta-nabadda, ayaa caawa waxaa ka dhacay qarax xoogan, oo ay xigeen rasaas. Gaari ay eryanayeen ciidamada dowladda ayaa la sheegay in uu ku qarxay suuqa siinaay, waxaa wariyaal Radio Dalsan ka tirsan ay soo sheegayaa in rasaas xoog badan laga maqlay degamada markii uu qaraxa dhacay, kadib. Sidoo kale dadka deegaanka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Nawaaxiga isgooyska Siinaay, ee Degmooyinka Warta-nabadda, ayaa caawa waxaa ka dhacay qarax xoogan, oo ay xigeen rasaas.

Gaari ay eryanayeen ciidamada dowladda ayaa la sheegay in uu ku qarxay suuqa siinaay, waxaa wariyaal Radio Dalsan ka tirsan ay soo sheegayaa in rasaas xoog badan laga maqlay degamada markii uu qaraxa dhacay, kadib.

- Advertisement -

Sidoo kale dadka deegaanka, ayaa Idaacada u sheegay in sidoo kale uu jirto kaalin shidaal oo uu dab xoogan qabsaday, isla caawa.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts