HomeWararDadka deegaanka Isiolo ee Kenya oo sheegay tirada dhalinyarada ka tagay kuna...

Dadka deegaanka Isiolo ee Kenya oo sheegay tirada dhalinyarada ka tagay kuna biiray Al Shabab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Odayaasha iyo dadka ku nool kaantiga Isiolo ee dalka kenya, kuna dhow xuduuda soomaaliya ay la leedahay dalkaasi, ayaa sheegay in ku dhowaad 19 qof oo dhalinyarada ah ay kasoo gudbeen xuuda kenya ay soomaaliya la leedahay. Sidoo kale dadka deegaanka ayaa sheegay in ay jiraan 14 ruux oo kale kuwaasoo aan la aqoon halka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Odayaasha iyo dadka ku nool kaantiga Isiolo ee dalka kenya, kuna dhow xuduuda soomaaliya ay la leedahay dalkaasi, ayaa sheegay in ku dhowaad 19 qof oo dhalinyarada ah ay kasoo gudbeen xuuda kenya ay soomaaliya la leedahay.

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa sheegay in ay jiraan 14 ruux oo kale kuwaasoo aan la aqoon halka ay ka yimaadeen balse waxaa ay xaqiijiyeen in ay ka gudbeen xuduuda.

- Advertisement -

Odayaasha iyo dadka ku nool kaantiga Isiolo ee dalka kenya, ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan ay kusoo bandhigayeen tirada dhalinyaradii ka tagay deegaanka ee u gudbay dhanka soomaaliya ee ku biiray Al Shabab.

Indhaawaala ah, waxaa dadka deegaanka lagu eedeeynayay in aysan la socon dhalinyarada deegaankaasi ka baxeysa eek u biireysay Al Shabab ama u-gudbaya dhinaca soomaaliya.

Sidoo kale biloowgii sanadkaan, ayaa ciidamada ilaada xuduuda ee dalka kenya, waxaa ay xireen xuduuda gaar ahaan dhinaca soomaaliya, waxaana sidoo kale la sheegay in ciidamada ay la socdaan dhaq-dhaqaaqa xuduuda.

- Advertisement -

Dowladda kenya ayaa kamid ah ciidamada howglladda ka wada soomaaliya, kuwaasoo gudaha soomaaliya kula dagaaalaya Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts