HomeWararMadaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan dalka Itoobiya

Madaxweynaha Puntland oo maanta ku wajahan dalka Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa saacadaha soo aadan waxaa lagu soo waramayaa in ay ku wajahanyihiin dalka Ethiopia. Lama oga ujeeda safarka, balse warar baa sheegaya in uu kulamo la leeyahay madaxda dalkaasi. Ilowareedyo ayaa idaacadda Dalsan u sheegay, in uu jiro kulan uu Madaxweyne Gaas uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa saacadaha soo aadan waxaa lagu soo waramayaa in ay ku wajahanyihiin dalka Ethiopia.

Lama oga ujeeda safarka, balse warar baa sheegaya in uu kulamo la leeyahay madaxda dalkaasi.

- Advertisement -

Ilowareedyo ayaa idaacadda Dalsan u sheegay, in uu jiro kulan uu Madaxweyne Gaas uu la leeyahay rai’sulwasaaraha dalka Itoobiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts