HomeWararDhegeyso: Xaalad Nololeed oo aad udaran oo ka taagay Sh/Dhexe

Dhegeyso: Xaalad Nololeed oo aad udaran oo ka taagay Sh/Dhexe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xoghayaha degmadda Warsheekh, ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cali Yuusuf, oo la hadlay idaacadda Dalsan, ayaa faafaahin ka bixiyay xaaladda nololeed ee degamadaasi ka jirta. Mudane Maxamed, ayaa sheegay in xaruumaha caafimaad ee degamada ay aad u liitaan, waxaana uu ka dalbaday masuuliyinta dowladda in ay sida ugu dhaqsiyada badan ay usoo gaaraa deegaanka. Halkaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha degmadda Warsheekh, ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Maxamed Cali Yuusuf, oo la hadlay idaacadda Dalsan, ayaa faafaahin ka bixiyay xaaladda nololeed ee degamadaasi ka jirta.

Mudane Maxamed, ayaa sheegay in xaruumaha caafimaad ee degamada ay aad u liitaan, waxaana uu ka dalbaday masuuliyinta dowladda in ay sida ugu dhaqsiyada badan ay usoo gaaraa deegaanka.

- Advertisement -

Halkaan ka Dhegeyso

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts