HomeWararMadaxweynaha Somalia oo maanta ka qeyb geli doona Shirweynaha 27-aad ee Hoggaamiyayaasha...

Madaxweynaha Somalia oo maanta ka qeyb geli doona Shirweynaha 27-aad ee Hoggaamiyayaasha Qaaradda Afrika ee ka furmayo dalka Ruwanda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxda Dowladaha Afrikaanka oo uu ka mid yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta Shirweyne uga furmo caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali. Shirkaasi ayaa waxaa Ajendayaasha looga hadlayo  figta sare kaga jira Doorashadda qofka beddeli doona Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Nkosozana Dlamini Zuma, Baasaboorka ui gaarka Qaaradda Afrika iyo sidii loo diidi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Dowladaha Afrikaanka oo uu ka mid yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta Shirweyne uga furmo caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali.

Shirkaasi ayaa waxaa Ajendayaasha looga hadlayo  figta sare kaga jira Doorashadda qofka beddeli doona Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Nkosozana Dlamini Zuma, Baasaboorka ui gaarka Qaaradda Afrika iyo sidii loo diidi lahaa Go’aanadda Maxkamadda Dembiyadda Caalamiga ee ICC ee ka dhanka ah Madaxda Afrika.

- Advertisement -

Hoggaamiyayaasha waxay kaloo iska  eegi doonaan Maalgelinta Miowga Afrika ee Hawlgalladda Nabadda iyo Ammaanka ee ka socda Qaaradda Afrika iyo Iskaashiga Horumarinta Afrika ee NEPAD iyo Qorshaha Biyaha ee Afrika.

Dhinaca kale, Shir Madaxeedka Hoggaamiyayaasha Dowladaha Afrika maanta uga furmayo caasimadda dalka Ruwanda ee Kigali waxaa kaloo ka qeyb galayo Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moo iyo Madaxweynaha dalka Sudan, Jenral Omar Hassan Albashiir, kaasi oo ay Maxkamadda ICC horey u amartay in la soo xiro.

Dowladda Ruwanda waxay sheegtay inuu Madaxweyne Bashir iyada marti u yahay, lana xiri Karin inta uu ku sugan yahay dalkooda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts