HomeWararDowladda Somalia oo codsi uga yimid Dowladda Turkiga darteeda u xayiray Hay’adda...

Dowladda Somalia oo codsi uga yimid Dowladda Turkiga darteeda u xayiray Hay’adda Nile Academy

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Wasiiradda ee Somalia waxay shalay go’aamiyeen in shaqada laga joojiyo Hay’adda laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Nile Academy, taasi oo lala xiriirinayo inay gacan-saar la leeyihiin Kooxdii ka dambeysay Afgembigii fashilmay ee lala maaganaa Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan. Xukuumadda Federalka waxay Hay’adda Nile Academy u qabatay inay muddo hal isbuuc ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiiradda ee Somalia waxay shalay go’aamiyeen in shaqada laga joojiyo Hay’adda laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Nile Academy, taasi oo lala xiriirinayo inay gacan-saar la leeyihiin Kooxdii ka dambeysay Afgembigii fashilmay ee lala maaganaa Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayib Erdogan.

Xukuumadda Federalka waxay Hay’adda Nile Academy u qabatay inay muddo hal isbuuc ah isaga huleelaan Somalia.

- Advertisement -

Qoraalka ka soo baxay Xukuumadda Federalka ayaa lagu sheegay in Hay’adda Nile Academy  oo Dugsi wax laga bartay magaalladda Muqdisho ay xiriir la leedahay Kooxda Argagixisadda ee loo yaqaano FETO/PDY iyo Sheekh Fatxullahi Guleen oo ku lug lahaa Afgembigii guul-daraystay ee Jimcihii lala maaganaa Madaxweynaha Turkiga.

Dhinaca kalae, Xukuumadda Somalia ayaa sheegtay  iyadoo lala kaashanayo Dowladda Turkiga in Maamul cusub loo soo magacaabi doono Dugsiga ay Nile Academy maamusho

Go’aanka ay Xukuumadda Federalka Somalia ku gaaray in dalka laga cayriyo Hay’adda Nile Academy ayaa yimid, iyadoo ay Dowladda Turkiga cagta marisay Saraakiishii iyo Askartii ka dambeysay Afgembigii Fashilmay.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binali Yildirim ayaa sheegay inay la xiray 2,839 xubnood oo ku lug lahaa Afgembiga fashilmay, kuwaasi oo ay jiraan Saraakiil sarsare.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts