HomeWararCaalin:"hadii Ordogan xilka laga tuuri lahaa mugdi ayuu gali lahaa mustaqbalka...

Caalin:”hadii Ordogan xilka laga tuuri lahaa mugdi ayuu gali lahaa mustaqbalka Soomaaliya”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diplomasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo kafaalooda arimaha Soomaaliya iyo tan Caalamka oo wareysi siiyay idaacada Dalsan ee M/M isagoo kusugan magaalada Helsinki ee Wadanka Filand ayuu kahadlay inqilaabki dhicisoobay oo ay qaaden koox yar oo katirsanaa Ciidamada qalabka sida ee Dalkaasi Diplomaasi Calin ayaa sheegay in Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan markii uu  la hadlay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diplomasiga Maxamed Maxamuud Nuur Caalin oo kafaalooda arimaha Soomaaliya iyo tan Caalamka oo wareysi siiyay idaacada Dalsan ee M/M isagoo kusugan magaalada Helsinki ee Wadanka Filand ayuu kahadlay inqilaabki dhicisoobay oo ay qaaden koox yar oo katirsanaa Ciidamada qalabka sida ee Dalkaasi

Diplomaasi Calin ayaa sheegay in Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan markii uu  la hadlay Taageerayaashiisa oo isugu yimid Garoonka ugu weyn magaalladda Istanbuul, saacado kadib, markii la fashiliyey Isku-day ay Koox Saraakiil Ciiddan ah ku afgembin lahaayeen Dowladiisa.ay micno weyn dhalisay islamarkaan badbaadisay Dal dagan oo ay kajiraan nidaam dimuqraadi

- Advertisement -

Maxamed Maxamuud Nuur Caalin ayaa tilmaay hadii Erdogan ladili lahaa ama xabsi la galilin ahaa ama xilka laga tuuri lahaa in ay Soomaaliya u ahaan lahyd mugdi maadaama buu yiri in Erdogan uu kaalin ku lahaa dib u soo celinta rajada Soomaliya

Hlka ka dhageyso

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts