HomeWararTurkiga oo Maraykanka ka codsatay in loo soo gacan geliyo Sheekh...

Turkiga oo Maraykanka ka codsatay in loo soo gacan geliyo Sheekh Fatxullahi Gulen oo ka dambeeyey Afgembigii Fashilmay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne Rajab Erdogan waxa uu Dowladda Maraykanka ku booriyey in loo soo gacan geliyo Sheekh Fatxullaahi Guleen oo ku nool dalka Maraykanka, kaasi oo si xooggan u mucaaradsan Dowladda Turkiga. Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binaal Yildirim ayaa isagana sheegay  dal kasta oo garab taagan Fatxullaahi Gulan loo aqoonsan doono dal dagaal kula jira Turkiga. Dhinaca kale, Dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Erdogan waxa uu Dowladda Maraykanka ku booriyey in loo soo gacan geliyo Sheekh Fatxullaahi Guleen oo ku nool dalka Maraykanka, kaasi oo si xooggan u mucaaradsan Dowladda Turkiga.

Ra’isul-wasaaraha Turkiga, Binaal Yildirim ayaa isagana sheegay  dal kasta oo garab taagan Fatxullaahi Gulan loo aqoonsan doono dal dagaal kula jira Turkiga.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Maraykanka oo Isbahaysi la ah Turkiga ayaa ka codsatay Dowladda Turkiga inay u soo gudbiyaan caddaymo muujinaya inuu Ninkaasi ku lug lahaa Afgembigii Fashilmay.

Fatxullahi Gulen waxa uu cambaareeyey Afgembiga fashilmay, wuxuuna beeniyey inuu ku lug lahaa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts