HomeWararDEG DEG: Diyaarad drone ah oo uu Mareykanka leeyahay oo ku soo...

DEG DEG: Diyaarad drone ah oo uu Mareykanka leeyahay oo ku soo dhacday gobolka Shabeelada Hoose

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee uu Mareykanka leeyahay iney ku soo dhacday gobolka Shabeelada Hoose. Diyaarada ayaa ku soo dhacday deegaanka Goobanle oo qayaastii 70 KM dhinaca waqooyi uga beegan deegaanka Belidoogle oo uu Mareykanka ku leeyahay xero militari. Al Shabab ayaa gacanta ku dhigtay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee uu Mareykanka leeyahay iney ku soo dhacday gobolka Shabeelada Hoose.

Diyaarada ayaa ku soo dhacday deegaanka Goobanle oo qayaastii 70 KM dhinaca waqooyi uga beegan deegaanka Belidoogle oo uu Mareykanka ku leeyahay xero militari.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa gacanta ku dhigtay burburka diyaarada soo dhacday oo ahayd nooca wax basaasa sida ay baahiyen warbaahinta Al Shabab.

Diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha lahayn ayaa beegsada madaxda sar sare ee Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts