HomeWararCiidamada Galmudug oo weeraray goob mushaar loogu qeybinayay ciidamada dowlada

Ciidamada Galmudug oo weeraray goob mushaar loogu qeybinayay ciidamada dowlada

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa ku waramaya in ciidamada maamulka Galmudug ay maanta ku weeraren ciidamada 21 aad ee dowlada Soomaaliya Xarunta Kafaalo ee Magaalada Cadaado oo mushaar loogu qeybinayay ciidanka. Khasaare xoogan ayaa la soo sheegaya inuu ka dhashay dagaal halkasi ka dhacay sida wararka aynu ku helnay,inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa ku waramaya in ciidamada maamulka Galmudug ay maanta ku weeraren ciidamada 21 aad ee dowlada Soomaaliya Xarunta Kafaalo ee Magaalada Cadaado oo mushaar loogu qeybinayay ciidanka.

Khasaare xoogan ayaa la soo sheegaya inuu ka dhashay dagaal halkasi ka dhacay sida wararka aynu ku helnay,inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin.

- Advertisement -

Ciidamada weerarka qaaday ayaa la sheegay iney ka gadooden mushaarka loo qeybiyay ciidamada dowlada,waxaana halkasi ka dhashay dagaal xoogan oo khasaare uu ka soo garay dhinacyadasi dagaalamay.

Ciidamada dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa marwaliba isku dhaca marka mushaaraadka loo qeybinayo askarta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts