HomeWararCiidamadaTalyaaniga oo badbaadiyay 1,300 oo muhaajiriin ah

CiidamadaTalyaaniga oo badbaadiyay 1,300 oo muhaajiriin ah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegaya iney badbaadiyen dad kor u dhaafaya 1,300 oo muhaajiriin ah oo ku safrayay badda Mediterreanka seddexdii cisho ee la soo dhaafay. Ku dhawaad 11 howl oo lagu baadi goobayay dadka ku xaniban gudaha badda ayaa lagu soo badbaadiyay dadkasi sida ciidamada ay sheegen. Laba kun oo muhaajiriin ah ayaa sido […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegaya iney badbaadiyen dad kor u dhaafaya 1,300 oo muhaajiriin ah oo ku safrayay badda Mediterreanka seddexdii cisho ee la soo dhaafay.

Ku dhawaad 11 howl oo lagu baadi goobayay dadka ku xaniban gudaha badda ayaa lagu soo badbaadiyay dadkasi sida ciidamada ay sheegen.

- Advertisement -

Laba kun oo muhaajiriin ah ayaa sido kale la badbaadiyay maalintii Khamiista ee toddobaadkii hore kadib markii ciidamada ay u gurmaden 15 doon oo si kale duwan u socdaalayay.

Sanadkan oo kaliya in ka badan 50,000 oo muhaajiriina ah ayaa gaaray wadanka Talyaaniga sida laga soo xigtay wasaaarada arrimaha gudaha dalkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts