HomeWararCiidamada amniga oo ka hortagay miino lagu aasay wadada warshadaha ee Muqdisho

Ciidamada amniga oo ka hortagay miino lagu aasay wadada warshadaha ee Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada booliska ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagay oo qarxiyay miino ay sheegen in lagu aasay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta dowlada Soomaaliya ayaa sheegeysa in miinada lagu aasay dhinaca laamiga ee wadada warshada agagaarka Warshaddi Birta. Ciidamada booliska waxa ay sheegen in xogtan ay ka helen shacabka deegaanka kadibna ay ka hortagen in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada booliska ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ka hortagay oo qarxiyay miino ay sheegen in lagu aasay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Warbaahinta dowlada Soomaaliya ayaa sheegeysa in miinada lagu aasay dhinaca laamiga ee wadada warshada agagaarka Warshaddi Birta.

- Advertisement -

Ciidamada booliska waxa ay sheegen in xogtan ay ka helen shacabka deegaanka kadibna ay ka hortagen in miinada dadka shacabka ku qaraxdo oo ay waxyeelo geysato.

Axmed Nuur Cabdi Siyaad oo ah gudoomiyaha degmada Deyniile ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada ay wanaagsan u fashiliyen miinada oo loogu talo galay in dad lagu dhibaateyo sida uu yiri.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts