HomeWararTahriibayaal cusub oo ay Somali ku jiraan oo ka soo ambabaxday Xeebaha...

Tahriibayaal cusub oo ay Somali ku jiraan oo ka soo ambabaxday Xeebaha Masar oo xalay gaaray Talyaaniga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ku-dhawaad 214 Tahriibayaal ayaa la badbaadiyey, kuwaasi oo la socday doonyo dul sabaynayey Badda Mediterranean-ka, waxaana xalay la gaaarsiiyey Dekedda Pozzallo oo ka tirsan Jesiiradda Sishiliya ee Koonfurta Talyaaniga. Tahriibayaashaasi oo ay ka mid yihiin64 carruur ah ayaa waxaa badbaadiyey Markab laga leeyahay Faransiiska oo lagu magacaabo MV Jean-Francois Deniau. Wakiilladda Hay’adda Badbaadinta Carruurta ee “Save […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-dhawaad 214 Tahriibayaal ayaa la badbaadiyey, kuwaasi oo la socday doonyo dul sabaynayey Badda Mediterranean-ka, waxaana xalay la gaaarsiiyey Dekedda Pozzallo oo ka tirsan Jesiiradda Sishiliya ee Koonfurta Talyaaniga.

Tahriibayaashaasi oo ay ka mid yihiin64 carruur ah ayaa waxaa badbaadiyey Markab laga leeyahay Faransiiska oo lagu magacaabo MV Jean-Francois Deniau.

- Advertisement -

Wakiilladda Hay’adda Badbaadinta Carruurta ee “Save the Children” oo ku sugan Dekedda Pozzallo ayaa sheegay in Tahriibayaasha la badbaadiyey u kala dhasheen dalalka Somalia, Sudan, Masar, Ethiopia, Eritrea, Kamiruun iyo Yemen.

Tahriibayaashaasi ayaa la rumeysan yahay inay ka soo shiraacdeen Xeebaha dalka Masar, mana kala cadda inay qeyb ka yihiin Tahriibayaashii ka badbaaday doonyihii lagu le’day iyo inay yihiin Tahriibayaal kale oo aan wax dhibaato ah la kulmin muddadii ay safar-baddeedka ku soo jireen.

Tahriibayaasha cusub ee xalay gaaray Dekedda magaalladda Pozzallo ee dalka Talyaaniga ayaa la sheegay in la marsiiyey Baaritaan Caafimaad, loona sameeyey Waraaqaha Qaxootinimadda, waxaana lagu wadaa in saakayto loo gudbiyo Xarumaha lagu hayo dadka Qaxootiga ku ah dalkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts