HomeWararDowlada Soomaaliya oo baareysa Doon ay saarnayen dad Soomaali ah oo ku...

Dowlada Soomaaliya oo baareysa Doon ay saarnayen dad Soomaali ah oo ku degtay Xeebaha Masar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo marka hore tacsi u dirtay dhamaan ehelada dadkii ay ka geeriyooden dadkii saarnaa doonta quustay ayaa dhinaca kale shaacisay iney baareyso waxa sababay shilkasi. Dowlada waxa ay sheegtay iyada oo kaashaneysa safaaradaheeda dalalka Masar,Talyaaniga iyo Biljimka iney si qoto dheer u eegi doonto waxa sababay shilkasi sida lagu cadeeyay qoraal ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo marka hore tacsi u dirtay dhamaan ehelada dadkii ay ka geeriyooden dadkii saarnaa doonta quustay ayaa dhinaca kale shaacisay iney baareyso waxa sababay shilkasi.

Dowlada waxa ay sheegtay iyada oo kaashaneysa safaaradaheeda dalalka Masar,Talyaaniga iyo Biljimka iney si qoto dheer u eegi doonto waxa sababay shilkasi sida lagu cadeeyay qoraal ka soo baxay dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

Ugu yaraan 400 oo ruux ayaa la aaminsan yahay iney ku dhinten dooni ay saarnayen oo kula degtay biyaha Masar isbuucan.

Dadka dhintay waxa la sheegay iney ku jiren 200 oo Soomaali ah oo dhalinyaro u badnaa,waxayna dad ka baadbaaday musiibadasi sheegen in 23 qof oo Soomaali ah ay badbaaden.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts