HomeWararSarkaal Al Shabab ka tirsanaa oo isku dhiibay dowlada federaalka Soomaaliya

Sarkaal Al Shabab ka tirsanaa oo isku dhiibay dowlada federaalka Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa Al Shabab inuu isku dhiibay ciidamada dowlada ee ku sugan degmada Galcad ee gobolkasi. Sarkaal isdhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Hooley waxana la sheegaya inuu ahaa Madaxii Amniyaadka Al Shabab ee Galcad. Warar kale ayaa sheegaya inuu ahaa madaxii Xisbada Al Shabab ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa Al Shabab inuu isku dhiibay ciidamada dowlada ee ku sugan degmada Galcad ee gobolkasi.

Sarkaal isdhiibay ayaa magaciisa lagu sheegay Maxamed Hooley waxana la sheegaya inuu ahaa Madaxii Amniyaadka Al Shabab ee Galcad.

- Advertisement -

Warar kale ayaa sheegaya inuu ahaa madaxii Xisbada Al Shabab ee Galcad inkastoo aan si cad loo xaqiijin karin.

Ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalo balaaran ka wada gobolka Galguduud.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts