HomeWararDEG DEG: Dad Careysan oo imminka boobaya dukaamo Soomaali ay ku leeyihiin...

DEG DEG: Dad Careysan oo imminka boobaya dukaamo Soomaali ay ku leeyihiin Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Ugu yaraan 6 dukaan oo ay Soomaali leeyihiin ayaa la xaqiijiyay iney booben qaar kalena weli lagu boobayo Dalka Koonfur Afrika. Dhacdadan ayaa ka socota Xaafada Danuun ee magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika. Goob joogayaal ayaa radio Dalsan u sheegay in dad careysay ay dowlada ka waayen boosas ay weydiisten iney dhistan kadibna […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 6 dukaan oo ay Soomaali leeyihiin ayaa la xaqiijiyay iney booben qaar kalena weli lagu boobayo Dalka Koonfur Afrika.

Dhacdadan ayaa ka socota Xaafada Danuun ee magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Goob joogayaal ayaa radio Dalsan u sheegay in dad careysay ay dowlada ka waayen boosas ay weydiisten iney dhistan kadibna ay bilaaben boobkan xoogan.

Latest stories