HomeWararBarlamaanka Kenya oo Guddi Madax Bannaan u saarayo baaritaanka Weerarkii Ceel-cadde iyo...

Barlamaanka Kenya oo Guddi Madax Bannaan u saarayo baaritaanka Weerarkii Ceel-cadde iyo Doorka Kenya ee Hawlgalka AMISOM.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xildhibaanadda Barlamaanka Kenya ayaa lagu wadaa inay iska doortaan Guddi Baaritaan oo kaalin kaqaata Baaritaanada lagu ogaanayo waxa sababay Khasaaraha Dhimashada badan ee Askarta Kenya ka soo gaaray Weerarkii ay Alshabaab bishan 15-dii ku qaadeen Saldhiga Askarta Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo. Weerarkaasi ayaa lagu dilay Askar badan oo Kenyan oo aan […]

- Advertisement -

Xildhibaanadda Barlamaanka Kenya ayaa lagu wadaa inay iska doortaan Guddi Baaritaan oo kaalin kaqaata Baaritaanada lagu ogaanayo waxa sababay Khasaaraha Dhimashada badan ee Askarta Kenya ka soo gaaray Weerarkii ay Alshabaab bishan 15-dii ku qaadeen Saldhiga Askarta Kenya ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Weerarkaasi ayaa lagu dilay Askar badan oo Kenyan oo aan weli la xaqiijinin tiradooda rasmiga.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka Kenya, Ndung’u Gethenji ayaa sheegay in Baaritaankodoa barbar soconayo Baaritaanka Saraakiisha Milliteriga Kenya ku hayaan Khasaaraha soo gaaray Ciiddankooda ku sugnaa Gobalak Gedoi.

Mas’uulkaasi waxa kale oo uu tilmaamay inay Moshin geyn doonaan Barlamaanka, si looga doodo Doorka Hoggaamineed ee ay Kenya ku leeyihiin Hawlgalka AMISOM, lagana fekero Istaraatijiyadda Ciiddanka Kenya ee ku sugan gudaha Somalia.

©Radio Dalsan       

Latest stories