HomeWarar(DEGDEG): Rug-caddaa Saxaafadeed, Cabdi Xaaji Goobdoon oo ku geeriyooday Muqdisho

(DEGDEG): Rug-caddaa Saxaafadeed, Cabdi Xaaji Goobdoon oo ku geeriyooday Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Allaha U Naxariisto, Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah Suxufiyiinta ugu waa weynaa Somalia ayaa xalay ku geriyooday Isbitaalka Daaru-Shifa ee magaalladda Muqdisho. Marxuumka waxaa la sheegay inuu maalmahan iska xanuunsanaa sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Ehelkiisa oo inoo xaqiijiyey inuu u geeriyooday xanuun dhinaca neef-mareenka. Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Allaha U Naxariisto, Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah Suxufiyiinta ugu waa weynaa Somalia ayaa xalay ku geriyooday Isbitaalka Daaru-Shifa ee magaalladda Muqdisho.

Marxuumka waxaa la sheegay inuu maalmahan iska xanuunsanaa sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah Ehelkiisa oo inoo xaqiijiyey inuu u geeriyooday xanuun dhinaca neef-mareenka.

- Advertisement -

Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon, waxa lagu xusuustaa isagoo mar ahaa Weriyaha Gaarka ee Madaxweyne Marxuum Maxamed Siyaad Barre.

Waxaa kaloo lagu xusuustaa isagoo ka mid ahaa Suxufiyiinta ugu shacbiyadda badan ee Xirfadda u leh Horumarinta Saxaafadda iyo Afka Soomaaliga.

Faahfaahinta Taariikh-nololeedkiisa oo dhamaystiran waa idiin soo gudbin doonaa Insha Allaahu.

- Advertisement -

Maamulka iyo Suxufiyiinta Radio Dalsan iyo Websaytka dalsabradio.com waxaan ka wada tacsideynaynaa Geerida ku timid Marxum Cabdi Xaaji Goobdoon.

©Radio Dalsan                            

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts