HomeWararKu-xigeenka R.W. oo ka qeybgalay munaasabad lagu taageerayo Barnaamijka Aada dugsiyada

Ku-xigeenka R.W. oo ka qeybgalay munaasabad lagu taageerayo Barnaamijka Aada dugsiyada

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaadhan oo ka dhacday Daljirka Dahsoon, taas oo taageero loogu muujinayey horumarinta Barnaamijka Aada Dudgsiyada (Go to School).

Ugu haroyntii Ra’iisul ku xigeenka Dalka ayaa ku guubaabiyey shacabka Soomaaliyeed iney u istaagan xoojinta iyo adkaynta Qorshaha Aada Dugsiyada oo ay ka faa’iidaysteen shan dugsi oo qaarkood ay ku jiraan Caruur Agoon ahi.

“Af-Soomaligu wuxuu soo maray marxalado kala duwan, maanta waxaa wax lagu faano ah in dalka uu ka hir-galay Barnaamijka Aada Dugsiyada oo ay ka Faa’iidaysteen Caruur badani, waxaan si gaara ugu mahadcelinayaa Waalidiinta Ubadkooda uga faa’iideeyay, xukuumada waxa ka go’an horu-marinta afka hooyo” ayuu yidhi Mudane Carteh.

Dhanka kale, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa u mahadceliyey Wasaaradda Waxbarashada oo uu ku amaanay hirgelinta Barnaamijka Aada Dugsiyada, wuxuuna taageeray go’aanka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ahaa in la joojiyo boodhadhka lagu qorayo afafka qalaad.

Munaasabado lagu xusayo maalinta Far-soomaaliga ayaa lagu qaban doono dhamaan dalka oo dhan 21 Jan, 2016, taas oo noqonaysa sanad guuradii 43 ee ka soo wareegtay xiligii la asaasay qoraalka Afsoomaaliga oo soo maray marxalado kala duwan.

go school 1

GO TO SCHOOL4 GO TO SCHOOL 1 GO TO SCHOOL3 GO TO SCHOOL 2

Xafiiska Warbaahinta iyo Xiriirka
Muqdisho, Somalia
media.opm@gmail.com
Twitter: @SomaliPM

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories