HomeWarar(DAAWO SAWIRADA): Dhaawacyadii u horreeyey Ciiddanka Kenya oo laga dejiyey Garoonka Wilson...

(DAAWO SAWIRADA): Dhaawacyadii u horreeyey Ciiddanka Kenya oo laga dejiyey Garoonka Wilson Airport.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Afar askari oo Kenyan oo ku dhaawacantay dagaalkii Ciiddanka Kenya iyo Alshabaab Jimcihii hore ku dhex maray Deegaanka Ceel-cadde ayaa duhurnimaddii maanta laga dejiyey Garoonka Diyaaradaha ee Wilson Airport ee magaalladda Nairobi.

Taliyaha Ciiddanka Difaaca Kenya, Samson Mwathethe ayaa shaaciyey inay dagaal aan arxan lahayn la geli doonin Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

Waxa uu intaasi ku daray inay Ciiddanka Kenya haatan Alshabaab kaga guuleysteen gudaha dalka Somalia, wuxuuna ka codsaday dadka Reer Kenya inay is-dejiyaan inta ay socdaan Hawlgalka lagu baadi-goobayo Askarta weli la la’ yahay.

Dhinaca kale, Haweeneyda Wasiirka Gaashaandhigga ka ah Kenya,  Raychelle Omamo ayaa iyadana Askarta dhaawaca ku booqatay Garoonka Wilson Airport, waxyna Reer Kenya ka codsatay inay is-dejiyaan iyo inay Dowladda u oggolaadaan inay qoysaska Askarta u gudbiyaan xaalladda Askarta, ka hor inta aan si rasmi ahaan loogu dhawaaqin magacyadda Askarta lagu dilay Ceel-cadde.

Ciiddanka Kenya waxay qorsheynayaan in Xarumo lagu daaweeyo Ciiddanka laga furo Degmooyinka Eldoret, Gilgil iyo Taalladda Ciiddamadad ee magaalladda Nairobi, si loogu maareeyo dhaawacyadda Askarta iyo kuwa la la’ yahay.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa aad loo hadal-hayaa in la la’ yahay Ciiddan badan oo Kenyan ah, kuwaasi oo ka mid ahaa Askartii Kenyaanka ee lagu weeraray Saldhigga Ceel-cadde oo 60-KM u jirta magaallo-madaxda Gobalka Gedo ee Garbahaareey.

KDF111

KDF INJURED 00111

KDF INJURED1 KDF INJURED3
KDF INJURED2

©Radio Dalsan                      

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories