HomeWararMidowga Europe oo cambaareeyey xukuno dilal ah oo laga fuliyey Somalia iyo...

Midowga Europe oo cambaareeyey xukuno dilal ah oo laga fuliyey Somalia iyo Somaliland

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

War Saxaafadeed si wadajir ah uga soo baxay Ergadda Midowga Europe ee Somalia  waxay si kulul u cambaareeyeen xukuno dilal ah oo bishan 3-da ka dhacay magaalladda Muqdisho iyo kuwo bishan 11-dii ka dhacay Darar-weyne iyo Xabsiga Mandera ee Somaliland. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Ergadda EU-da iyo xubnaha Dowladaha EU-da aad uga walaacsan yihiin […]

- Advertisement -

War Saxaafadeed si wadajir ah uga soo baxay Ergadda Midowga Europe ee Somalia  waxay si kulul u cambaareeyeen xukuno dilal ah oo bishan 3-da ka dhacay magaalladda Muqdisho iyo kuwo bishan 11-dii ka dhacay Darar-weyne iyo Xabsiga Mandera ee Somaliland.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Ergadda EU-da iyo xubnaha Dowladaha EU-da aad uga walaacsan yihiin inay Maamulayaasha xukunnadda dilalka ee u adeegsadaan Ciqaabta.

- Advertisement -

Madaxda Ergadda Midowga Europe waxay sheegeen inay Dowladaha EU-da si xooggan uga soo horjeedaan  xukunnadda dilalka, taasi oo ay sheegeen inay  xadgudub ku yihiin Xuquuqda Aadanaha iyo Sharafta Aadanaha.

War-saxaafadeedka  waxaa kaloo lagu muujiyey  inaan Xukunnadda dilalka loo adeegsan karin waxa ay ugu yeereen Qalabka Caddaaladda.

Ergadda Midowga Europe, waxay sheegeen inay ka go’an tahay in Mas’uuliyiinta lagala shaqeeyo sidii loo tirtiri lahaa Ciqaabaha Dilalka iyo sidii loo xoojin lahaa sidii ay Hay’addaha Garsoorka u bixin lahaayeen Garsoor Hufan iyo Caddaalad.

- Advertisement -

©Radio Dalsan    

Latest stories