HomeWararHay’adaha QM ee ka shaqeeeya Somalia oo codsanayo Malaayiin Dollar ay u...

Hay’adaha QM ee ka shaqeeeya Somalia oo codsanayo Malaayiin Dollar ay u adeegsadaan Hawlaha Samafalka ee sannadkan.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hay’addaha QM ee ka hawlgala gudaha Somalia ayaa la filayaa inay Toddobaadka soo socda soo bandhigaan Codsi Lacageed oo dhan 885 million oo Dollar, si ay u xaqiijiyaan Hawlaha Samafalka Aadminimo ee Somalia ee sannadkan 2016-ka. Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee OCHA ayaa sheegay in ku-dhawaad 4.9 million oo Soomaali ah u baahan […]

- Advertisement -

Hay’addaha QM ee ka hawlgala gudaha Somalia ayaa la filayaa inay Toddobaadka soo socda soo bandhigaan Codsi Lacageed oo dhan 885 million oo Dollar, si ay u xaqiijiyaan Hawlaha Samafalka Aadminimo ee Somalia ee sannadkan 2016-ka.

Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka ee OCHA ayaa sheegay in ku-dhawaad 4.9 million oo Soomaali ah u baahan yihiin Taageero Samafal Aadminimo, iyadoo aysan Hay’addaha QM awoodi karin inay wax siiyaan dad tiradoodu dhan tahay 3.5 million oo qof.

- Advertisement -

Qoraalka ka soo baxay Xafiiska OCHA waxay sheegtay inay dadkaasi ka kooban yihiin 1 million oo qof oo ay soo food saartay Ammaan-xumida Cuntadda, halka 3.9 million weli la daala-dhacayaan Tabar-darni sare.

©Radio Dalsan              

Latest stories