HomeWararDowladda Jabuuti oo Taageero u muujisay Sacuudiga khilaafka kala dhexeeya Iiraan.

Dowladda Jabuuti oo Taageero u muujisay Sacuudiga khilaafka kala dhexeeya Iiraan.

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Hadal qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jabuuti ayaa lagu cambaareeyey weerarkii lagu gubay Dhismaha Safaradda Sacuudiga ku lahaayeen Caasimadda dalka Iiraan ee Tehraan iyo Qunsuliyada Sacuudigan ku lahaayeen magaalladda Mash-had.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in falalkaasi yihiin kuwo ka hor imaanayo Heshiiska Diplomaasiyadda iyo Xeerarka Caalamka, waxaana loogu baaqay Dowladda IIraan inay qaado mas’uuliyadda badbaadinta Safaaradaha iyo Hawlwadeenadda ka shaqeeya, isla markaana tallaabo adag laga qaado kooxihii ka dambeeyey falalkaasi.

©Radio Dalsan       

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories