HomeWararDEG DEG: Qof Miino isku soo rakibay oo isku Qarxiyay Hooyooyinka

DEG DEG: Qof Miino isku soo rakibay oo isku Qarxiyay Hooyooyinka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qarax Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay Maqaaxida The Village ee ku taalla Dhismaha Hooyooyinka Ee Magaalada Muqdisho. Qof isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa isku qarxiyay gudaha Maqaaxida oo ay ku sugnayen Saxafiyiin badan. Ugu Yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay qaraxa sida laga soo xigtay Hey’adda Nabad Sugida Soomaaliya.

- Advertisement -
- Advertisement -

Qarax Xoogan ayaa goor dhaw ka dhacay Maqaaxida The Village ee ku taalla Dhismaha Hooyooyinka Ee Magaalada Muqdisho.

Qof isku soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa isku qarxiyay gudaha Maqaaxida oo ay ku sugnayen Saxafiyiin badan.

- Advertisement -

Ugu Yaraan Hal ruux ayaa ku dhintay qaraxa sida laga soo xigtay Hey’adda Nabad Sugida Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts