HomeWararWasiirka Beeraha Sacuudiga oo la kulmay Safiirka Somalia u jooga dalkaasi.

Wasiirka Beeraha Sacuudiga oo la kulmay Safiirka Somalia u jooga dalkaasi.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa shaacisay inuu Wasiirka Beeraha Sacuudiga, C/raxmaan Bin C/muxsin Alfadli uu shalay Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Somalia u jooga Sacuudiga, Daahir Maxamuud Geelle. Labada mas’uul waxay ka wada hadleen Xiriirka labada dal iyo sida ay labada dal isaga kaashan karaan dhinaca Beeraha. Dowladda Sacuudiga ayaa danaynayso inay maalgashi ku sameeyaan […]

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa shaacisay inuu Wasiirka Beeraha Sacuudiga, C/raxmaan Bin C/muxsin Alfadli uu shalay Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Somalia u jooga Sacuudiga, Daahir Maxamuud Geelle.

Labada mas’uul waxay ka wada hadleen Xiriirka labada dal iyo sida ay labada dal isaga kaashan karaan dhinaca Beeraha.

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga ayaa danaynayso inay maalgashi ku sameeyaan dhul-beereedka Somalia, maadaama uu Somalia hodan ku yahay dhinaca Beeraha.

Dowladda Sacuudiga waxay dhawaan culays kala kulmeen Dowladda Ethiopia oo ku aadan muran ka yimid dhinaca dhul-beereed ay Sacuudiga maalgeliyeen.
©Radio Dalsan

Latest stories