HomeWarar(DEGDEG): Saraakiil ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dilay iska horimaad ka...

(DEGDEG): Saraakiil ka tirsan Boliska Kenya oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay duleedka Mandera.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Warbaahinta Madaxa Bannaan ee dalka Kenya waxay duhurnimaddii maanta baahiyeen in 2 ka tirsan Saraakiisha Boliska Kenya la dilay, 2 kalena la dhaawacay, kadib, markii ay Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab jidka u galeen gaadiid ay wateen Ciiddankaasi. Wargeyska The Standard waxa uu qoray inuu Weerarkaasi ka dhacay Jidka isku xira Degmadda Ceel-waaq iyo Deegaanka Lafey […]

- Advertisement -

Warbaahinta Madaxa Bannaan ee dalka Kenya waxay duhurnimaddii maanta baahiyeen in 2 ka tirsan Saraakiisha Boliska Kenya la dilay, 2 kalena la dhaawacay, kadib, markii ay Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab jidka u galeen gaadiid ay wateen Ciiddankaasi.

Wargeyska The Standard waxa uu qoray inuu Weerarkaasi ka dhacay Jidka isku xira Degmadda Ceel-waaq iyo Deegaanka Lafey ee hoos taga Degmadda Mandera.

- Advertisement -

Kolonyadda Gaadiidka Boliska Kenya ee la weeraray waxay gelbinayeen Taliye cusub oo loo soo magacaabay Deegaanka Banisa oo ku yaalla duleedka Deegaanka Raxamu.

©Radio Dalsan 

Latest stories