HomeWararAlshabaab oo la sheegay inay qarax ku dileen Sarkaal ka tirsan Boliska...

Alshabaab oo la sheegay inay qarax ku dileen Sarkaal ka tirsan Boliska Kenya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Agaasimaha Hawlgalka Kaymaha Boni Forest, James Ole Seriyan ayaa sheegay inuu Sarkaal ka tirsan Waaxda Maamulka Boliska Kenya uu ku geeriyooday qarax shalay ka dhacay Waddada isku xirta Deegaannadda Hindi iyo Bodheey ee Degmadda Laamu. Qaraxaasi ayaa la sheegay inay ka badbaadeen Saraakiil la socotay gaariga ay miinaddu la kacday oo la sheegay inuu gebi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Hawlgalka Kaymaha Boni Forest, James Ole Seriyan ayaa sheegay inuu Sarkaal ka tirsan Waaxda Maamulka Boliska Kenya uu ku geeriyooday qarax shalay ka dhacay Waddada isku xirta Deegaannadda Hindi iyo Bodheey ee Degmadda Laamu.

Qaraxaasi ayaa la sheegay inay ka badbaadeen Saraakiil la socotay gaariga ay miinaddu la kacday oo la sheegay inuu gebi ahaan wada gubtay.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Wargeyska Daily Nation in Alshabaabkii geystay weerarkaasi ay dib ugu laabteen Kaymaha Boni Forest oo ay Saldhig ku leeyihiin
Weerarkan ayaa yimid wax ka yar hal isbuuc, kadib, markii ay in ka badan 20 nin oo ka tirsan Alshabaab weerareen gaari xamuul oo ka yimid Degmadda Mpeketoni kuna sii jeeday Deegaanka Hindi.

Weerarkaasi waxaa lagu dilay 2 qof oo la socotay gaarigaasi oo la sheegay inuu waday Bulkeeti.
©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts