HomeWararDowladda Masar oo lagula taliyey inay xoojiyaan Xiriirka Somalia, si ay culays...

Dowladda Masar oo lagula taliyey inay xoojiyaan Xiriirka Somalia, si ay culays saar ugu dhigaan Biyo-xireenka  Ethiopia.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Jeneral Majdi Shaxaad oo ah Khabiir dhinaca Istaraatijiyadda Milliteriga oo u dhashay dalka Masar ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Barnaamijka Saakayto iyo Telefishinka ON TV ee dalka Masar, wuxuuna sheegay inuu Xiriirka Somalia iyo Masar soo taxnaa tan iyo sannadihii  1960-aadkii iyo wixii ka horreeyey. Waxa uu intaasi ku daray inuu Iskaashigaasi tallaabo […]

- Advertisement -

Jeneral Majdi Shaxaad oo ah Khabiir dhinaca Istaraatijiyadda Milliteriga oo u dhashay dalka Masar ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Barnaamijka Saakayto iyo Telefishinka ON TV ee dalka Masar, wuxuuna sheegay inuu Xiriirka Somalia iyo Masar soo taxnaa tan iyo sannadihii  1960-aadkii iyo wixii ka horreeyey.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Iskaashigaasi tallaabo muhiim u yahay Dowladda Masar, gaar ahaan Muranka Masar iyo Ethiopia ee Dhismaha Biyo-xireenka weyn ee loogu magac daray Dib-u-curashadda Ethiopia “The Ethiopian Renaissance Dam”.

- Advertisement -

Jeneral Majdi Shaxaad oo ah Khabiir dhinaca Istaraatijiyadda Milliteriga waxa uu carrabka ku dhuftay inuu Iskaashiga Masar iyo Somalia albaabka u furi doono  dhinacyo badan oo Dhaqaale oo dhex mara Qaaradda Madow ee Afrika iyo Waddanka Masar, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hadalkiisa ayaa waxa uu ku soo beegmay iyadoo uu Wasiirka Amniga Gudaha ee Somalia, C/risaaq Omar Axmed dhawaan la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Masar, Jeneral Maajid C/qafaar,  kana wada hadleen Iskaashiga labada Waddan ee dhinacyadda Ammaanka, Tababaradda iyo La-dagaalanka Alshabaab.

ON TV 2

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories