HomeWararAMISOM Oo Beenisay In Xalay La Weeraray Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

AMISOM Oo Beenisay In Xalay La Weeraray Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Afhayeenka Ciidamadda Amisom Paul Njuguna, oo wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa ka hadlay weerar xalay lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Paul Njuguna ayaa shaaciyay in dad lagu qiyaasay Afar ilaa Shan qof oo saarnaa dooni islamarkaana dhanka badda ka yimid ay ciidamadooda ilaalada ay ka shakiyeen kuwaas oo ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Ciidamadda Amisom Paul Njuguna, oo wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa ka hadlay weerar xalay lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Paul Njuguna ayaa shaaciyay in dad lagu qiyaasay Afar ilaa Shan qof oo saarnaa dooni islamarkaana dhanka badda ka yimid ay ciidamadooda ilaalada ay ka shakiyeen kuwaas oo ugu dambeyntii Afhayeenku uu sheegay in ay rasaas ku rideen.

- Advertisement -

Waxaa uu xusay in aan weerar la dhihi Karin wixii xalay fiidkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaaladda muqdisho.

Mar qura xalay fiidkii waxaa rasaas xoogan laga maqlay garoonka diyaaradaha aadan cadde ee magaaladda muqdisho waxaana rasaastaasi ay baqdin galisay dadka shacabka ee ka agdhaw garoonka diyaaaradaha ee Muqdisho.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts